Guddiga Fullinta hada haya
Guddida Fulintu hada haya waxa ay ka kooban tahay Gudoomiye, Gud, ku xigeen, xogahaye Guud, kaaliye xoghaye guud, xoghayaha maaliyadda, xoghayaha arimaha gudaha iyo amniga, xoghayaha dhalinyarada, xoghayaha arimaha dibadda, xoghayaha waxbarashada, xoghayaha warfaafinta, xoghayaha arimaha bulshada, xoghayaha khayraadka dalka, xoghayaha siyaasadda iyo qorshaynta, xoghayaha caafimaadka, iyo madaxa abaabulka arimaha xisbiga.