Podcasting

Wararka

 

 

Dhalinyarow

SANADGUURADII LABAAAD EE HANOOLAATO :BANGLADESH

Waxaa kadhacay caasimadda Dhaka ee Dalka Bangaladhesh xaflad si heer sare ah ay u soo agaasimeen dhalinyarada Soomaliyeed oo Dalkas wax ka barata....sii akhri

 


Farriintii Guddoomiyaha ee Sanadguurada labaad ee Xisbiga

Farxad, sharaf iyo yididiilo weyn ayay ii tahay in aan nabad qab iyo wadajir ku gaarno sanad-guuradii labaad ee ka soo wareegtay maalintii aynu aasaasnay  xisbigan weyn ee HANOOLAATO ee 26kii April 2008...sii akhri


 

 

DhalinyarowHANOOLAATO OO SHIR BALLAARAN KU QABTAY MAGAALADA NORTHAMPTON

HANOOLAATO ayaa maanta socdaal shaqo ugu baxay magaalada Northampton oo ku taalla bartamaha dalkan UK. Wefdigan oo uu hoggaaminayey guddoomiyaha xisbiga Cismaan Abokor yaa gaaraymagaalada Northampton ....sii akhr


 

Dhalinyarow

Garba-duubkii Labaad ee Gumeysiga

Waxa laga yaabaa in qofka Soomaaliga ah ee noolaa maalintii dhulkiisa sida keegga (like a piece of cake) loogu googoynayey Baarliin ee 1884 kii uu aaminsanaa in masiibo taa ka xoog badani aanay soo mari doonin Soomaali.  ..sii akhri

 

 

Dhalinyarow

Is-afgarad ku sheeggii Kenya iyo TFG

Haddii aannu nahay HANOOLAATO waxa aannu soo dhoweynaynaa war murtiyeedkii ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee lagu laalay heshiis ku sheeggii is af-garad ee dhex maray xukuumadda Kenya iyo TFG-da Somalia.

....sii akhr

 

Dhalinyarow

Xisbiga Hanoolaato Ee Bristol

Shalay waxa safar shaqo ugu baxay magaalada Bristol wefdi heer sare oo ka tirsan xisbiga oo uu hor kacayey Guddoomiyaha xsbiga C/ Abokor ayna ka mid ahaayeen Cali Shariif, Xasan Diiriye, C/Ugaas iyo bashiir Nuur Xiri oo dhammaantood ka tirsan madaxda sare ee xisbiga. ..sii akhri



Dhalinyarow

Dhallin yarooy hurdada kda kac

Maqaalkaan waxaan ula jeedaa walaalayaal in aan istusno anaga ka dhallin yara ahaan maxaa inoo dana , maxaa inaga maqan , maxaa naga lumay iyo maxaa naga dayacan ....sii akhri

 

 

 


Xafladdan oo ay soo agaasimeen hoggaanka abaabulka ee xibiga ayaa bilaabantay 5tii galabnimo iyada oo ay ka soo qayb galeen xubno kor u dhaafayey 70 xubnood oo isaga kala yimi London iyo magaalooyinka kale ee UK ....sii akhri

 

 



Guddoomiyaha Xisbiga HANOOLAATO Mudane Cismaan Abokor ayaa hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan dalka gudihiisa iyo dibaddiisaba ....sii akhri

 


 


waxaa maalintii jimcada 11/09/09 oo ku beegnayd 21-ka bisha barakeysan ee Ramadaan isugu yimid AFUR sharafeed qaar ka mid ah Gudiga fulinta iyo xubnaha Xisbiga HANOOLATO oo uu horkacay Gudoomiyaha Xisbiga Mudane Cismaan Abokor . .....................sii akhri


 


HANOOLAATO wuxu si murugo leh ugaga tacsidaynayaa qoysaskii, qaraabadii iyo qaranka Soomaaliyeed dabar goynta naxdinta leh ee lagu sameeyey naafadii qaranka ee naftooda u soo hibeeyey jiritaanka iyo midnimada ummadda Soomaaliyeed , ....sii akhri


 


waxannu aad iyo aad uga xunnahay dhibaatada baaxadda leh ee loo geystay shacabaka Soomaaliyeed ee ku nool Hargeysa waxa kale oo aannu si weyn uga walaacsanahay rabshadaha isa soo taraya ee ka taagan Magaalada Hargeysa. .....................sii akhri


 

 


Aqoonyahanada iyo ardayda kusugan dalka Pakistan ayaa kulan ka yeeshay dhacdadii naxdinta iyo murugada lahayd ee ka dhacday Magaalada Gaalkacyo Soomaaliya,kulankani oo uu furay Gudoomiyaha Xisbiga Hanootaalo ufadhiya dalka Pakistan Engineer Abdirahman Hassan Mohamed ....sii akhri




Caawa waa habeenkii xorriyadda, waa habeenkii calan-saarka, waa habeenkii aan ka baxnay gunnimadii gumeysiga una baxnay nuurkii gobanimada iyo aayo ka tashiga. sii akhri

 

 



Xisbiga Waddaniyiinta Soomaaliyeed ee HANOOLAATO ayaa soo dhoweeyey bixitaanka ay ciidamada Ethiopia ka baxeen goobo ka mid ah magaalada Muqdisho.sii akhri

 

 

 


Nimankii Soomalidu u bixisay Ashahaada-la-dirka  waxay mar ku guulaysteen in ay dhagta adduunka C/laahi wax oogu sheego maahane tan kale ayana wax ugu sheegaan. Balse waxaa la oran karaa way kaga dheereeyeen oo
sii akhri

 



Maqaalkan kooban waxa aan kaga jawaabayaa dhambaalkii uu dhowaan soo diray ruug-caddaaga Ibraahim Meygaag Samatar oo ka mid ahaan jiray hormuudkii siyaasiyiinta Soomaalida ee sanadihii 70aadkii iyo 80maadkii.
sii akhri

 

 



Xisbiga wadaniyiinta soomaaliyeed ee Hanoolaato ayaa war saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay wax kama jiraan heshiis ay kala saxiixdeen dawlada uu madaxwenaha ka yahay sheikh shariif iyo Kenya .. sii akhri


 


 

    Copyright © 2009 Hanoolaato Somali National Party

Waddaniyad, Waxqabad iyo walaaltinimo
Xisbiga Waddaniyiinta Soomaaliyeed ee HANOOLAATO