Hanoolaato Videos
Hanoolaato Documentry

Hanoolaato Audio

Ujeedada Xisbiga waa 5 ujeeddo oo kala ah:

 Ka xoraynta Bulshada shanta cadow ee kala ah: Colaadaha, Qabyaaladda, Saboolnimada,  Aqoon darada iyo Sunta Cagaaran ee Qaadka
 Dhidibo u saarista dulmiga, cadaawadda iyo kala qaybsanaanta ka jirta Soomaalida dhexdeeda
Soo celinta waddaniyaddii, is jacaylkii iyo iskaashigii ummada Somaliyeed
Xoojinta fahamka iyo barashada diinta Islaamka
 Abuurista nabad, caddaalad iyo horumar si loo gaadho hannaan dowladnimo oo wanaagsan, bulsho hodan ah iyo qaran haybad leh.






    Copyright © 2009 Hanoolaato Somali National Party

Waddaniyad, Waxqabad iyo walaaltinimo
Xisbiga Waddaniyiinta Soomaaliyeed ee HANOOLAATO