SIYAASADDA WAXBARASHADA, CAFIMAADKA IYO ADEEGGA BULSHADA EE HANOOLAATO
Xisbiga Wadaniyiinta Soomaaliyeed ee HANOOLAATO wuxu u halgamaa in uu ummadda Soomaaliyeed u diyaariyo:
1) Adeeg Waxbarasho oo lacag la'aan ah
2) Adeeg Caafimaad oo lacag la'aan ah
3) Adeeg Biyo oo lacag la'aan ah
4) Adeeg Is-gaarsiineed oo casri ah
5) Adeeg Koronto oo raqiis ah
6) Adeeg Gaadiid oo habsami u socda
7) Adeeg Maamul oo barax-tiran
8) Adeeg Garsoor oo caddaalad ku salaysan
