Guddoomiyaha Xisbiga HANOOLAATO oo Hambalyo u diray Shacabka Soomaaliyeed munaasabadda Ciida Soonfureed
Guddoomiyaha Xisbiga HANOOLAATO Mudane Cismaan Abokor ayaa hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan dalka gudihiisa iyo dibaddiisaba.
Guddoomiyuhu wuxu shacabka Soomaaliyeed rabbi uga baryey in uu ka ajiibo camalkoodii suubanaa, Ciiddaa ciiddeedana ku gaarsiiyo nabad, nolol iyo barwaaqo.
Aammiin Aammiin Aammiin
www.hanoolaato.org
hannoolaato@gmail.com
Osman Abukar Gudoomiyaha Hanoolaato