Hanoolaato Iyo Ujeedooyinkeeda Siyasadeed oo Kooban
Ujeedada Xisbiga waa 5 ujeeddo oo kala ah
Ka xoraynta Bulshada shanta cadow ee kala ah: Colaadaha, Qabyaaladda, Saboolnimada, Aqoon darada iyo Sunta Cagaaran ee Qaadka. sii akhri
SIYAASADDA HORUMARINTA XOOLAHA, BEERAHA IYO DEGAANKA
Xisbiga Wadaniyiinta Soomaaliyeed ee HANOOLAATO wuxu curinayaa barnaamijyolagu horumarinayo beeraha, xoolaha iyo degaanka. sii akhri
SIYAASADDA ARIMAHA GUDAHA EE HANOOLAATO
Xisbiga HANOOLAATO waa Xisbi wadani ah oo u halgamaya sidii uu Soomaaliya uga hirgelin lahaa qaran haybad leh, bulsho hodan ah iyo hannaan..sii akhri
SIYAASADDA ARIMAHA BULSHADA EE HANOOLAATO
Xisbiga Wadaniyiinta Soomaalieed ee HANOOLAATO wuxu u halgamaa in uu dhiso: Bulsho leh dhaqan, akhlaaq iyo diin (Islamic Society) sii akhri
SIYAASADDA DHAQAALAHA EE HANOOLAATO
Si loo abuuri bulsho hodan ah iyo qaran haybad leh Xisbiga Wadaniyiinta Soomaaliyeed ee HANOOLAATO wuxu xoogga saarayaa: sii akhri
SIYAASADDA ARIMAHA DIBADDA EE HANOOLAATO
Jamhuuriyadda Ummadda Soomaaliyeed waa qaran madax bannaan, una madax- bannaan maamulidda iyo maaraynta arimihiisa gudaha. sii akhri
SIYAASADDA WAXBARASHADA ,CAAFIMAADKAIYO ADEEAGA BULSHA..
Xisbiga Wadaniyiinta Soomaaliyeed ee HANOOLAATO wuxu u halgamaa in uu ummadda Soomaaliyeed u diyaariyo: sii akhri
