military incursion by Kenyan armed forces
on Oct 18 in EnglishHis Excellency Mr. Ban Ki Moon
Secretary-General of the United Nations Your Excellency, I write to you with regret, and not a little disappointment, in order to formally protest
against the recent military incursion, made by the Kenyan armed forces, into the territory of the
Somali Republic.

Markaan Shisheeyaha ii Garsoor Idhi
on Sep 07 in SomaliMaskaxdaadu marka ay caadi wax u kala saari weydo, waxay culimada caafimaadku ku macneeyaan waxa ay ugu yeeraan “brain malfunction”oo ka yimaada xanuunno badan oo isugu taga maskaxda Read More
Baaba’a dadka Soomaaliyeed dad bey shaqo u tahay
on Jul 12 in Somali
Waxaan aad iyo aad uga xumahay abaaraha ku habsaday dadka Soomaaliyeed oo ay weliba ku kaliftay iney ka haajiraan dalkooda una haajiraan dalal aysan garaneynin oo loogu balan qaaday iney ka heli doonaan wax caawiya oo gargaar u fidiya. Read More
Wadaninimadu ma wax loo dhashaa mise waa wax la isku barbaariyo?
on Jul 07 in SomaliWQ: Abdihakin A. Asir
Waxaa in badan la is weydiiyaa marka laga hadlayo arrimaha Soomaaliya, meeshii ay ka baxeen wadaniyiintii Soomaaliyeed ee wadankaan dhibka iyo rafaadka ka saari lahaa. Waxaase iga su’aal ah, wadaninimadu ma wax loo dhashaa mise waa wax la isku barbaariyo? Read More